Maxaa iska bedelay amniga jidka xiriiriya Balcad & Jowhar oo mudooyinkan laga deyrinayey? (Daawo Sawirro)

Taliska  ciidanka XDS ayaa ciidamo dheeraad ah geeyay wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ka dib markii ay ku soo bateen weeraro jidgal ah oo ay geysanayaan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Ciidamo ka tirsan Qeybta 27aad ee Xoogga dalka ayaa bilaabay howlgal roondo ah oo ay wadadaas ka sameynayaan si ay … Continue reading Maxaa iska bedelay amniga jidka xiriiriya Balcad & Jowhar oo mudooyinkan laga deyrinayey? (Daawo Sawirro)